Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Hayso Amniga Gobolka Sool

0
Wednesday April 05, 2023 - 12:58:32 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Hayso Amniga Gobolka Sool

    Caateeye waxa uu inta ku daray in ciidanka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caateeye waxa uu inta ku daray in ciidanka Somaliland


No description available.


Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay iyadu gacanta ku hayso amniga gobolka Sool.


 

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitterka ku sheegay in ciidamada Somaliland ay gacanta ku hayaan amaanka gobolka.


 

Waxaanu yidhi.”Ciidamada Somaliland ee gobolka Sool waxay si buuxda gacanta ugu hayaan amaanka deegaanadaas iyo dhulkayaga” .


 

Caateeye waxa uu inta ku daray in ciidanka Somaliland uu dib u riixay xoogaga kasoo horjeeda, isla markaana ay soo celin doonaan amaanka Laascaanood.


 

Waxaanu yidhi.”Ciidamadayadu waxay dib u riixeen ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka dhawaana waanu soo celin doonaa nabada Laascaanood”

Loading...
Loading...