Maxay ka wada hadleen Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland & Wakiilka Midowga Afrika?

0
Wednesday April 05, 2023 - 12:28:55 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ka wada hadleen Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland & Wakiilka Midowga Afrika?

    Dhinaca kale Ergeyga warbixin ka siiyay sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhinaca kale Ergeyga warbixin ka siiyay sida

May be an image of 2 people, people sitting and indoor



Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland Cabdikarim Hussein Guled ayaa la kulmay AMb.Mohamed El-Amine suef oo ah wakiilka Midawga Afrika (SRCC) isla markaana ah hogganka (ATMIS).

 

Ergayga ayaa uga mahdceliyay Wakiilka doorkiisa iyo doorka wadamada Afrika ee arimaha amniga iyo dib-uheshiisiinta Waddanka Soomaaliya.

 

Dhinaca kale Ergeyga warbixin ka siiyay sida ay uga go’an tahay dib u bilaabidda iyo dardargalinta wadahada labada dhinac ee Dowladda Fedaralka iyo Somaliland, waxaana sharaxaad dheer ah uu ka siiyay ahmiyadda ay leeyahiin wadahadalaas.

 

Dhankiisa AMb.Mohamed El-Amine suef ayaa adkeeyay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay Soomaaliya garab istaagaan xili kasta iyo goor kasta, sidoo kalana ay soo dhaweenayaan dedaalada Ergeyga iyo Dowlada Soomaaliya ugu jiraan ka gun-gaarista Midnimada Umadda Soomaaliyeed.

May be an image of 3 people, people standing, suit and indoor
May be an image of 4 people, people sitting and indoor
May be an image of 4 people, people standing and outdoors



Loading...
Loading...