Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xalay Laascanood Ka Dhacay.

0
Wednesday April 05, 2023 - 09:20:26 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xalay Laascanood Ka Dhacay.

    "Dagaalkaasi ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay dhinaca bari"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dagaalkaasi ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay dhinaca bari"



Wararka ka imaanaya magaaada Lascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyey ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka degaanka.

 

Dagaalkaasi ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay dhinaca bari ee magaalada oo ku beegan Gooja-Cadde uuna billowday xalay fiidkii 9:45 daqiiqo uuna socday muddo 40 daqiiqo ah, sida ay sheegeen dhinaca SSC-da.

 

Lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo socday mudadasi kooban mana jiraan wax war ah oo iska hor’imadkssi ku sabsan oo ka soo baxay dhinaca Somaliland.

 

BBC


Loading...
Loading...