Qiimaha Shidaalka Caalamka Oo Si Lama Filaan Ah Sare Ugu Kacay.

0
Tuesday April 04, 2023 - 07:58:50 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimaha Shidaalka Caalamka Oo Si Lama Filaan Ah Sare Ugu Kacay.

    "Qiimaha saliida ceyriinka ah ee Brent, ayaa kor u kacay in ka badan boqolkiiba shan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Qiimaha saliida ceyriinka ah ee Brent, ayaa kor u kacay in ka badan boqolkiiba shan"

 


Waxaa sare ugu kacay qiimaha Shidaalka aduunka, kaddib markii shirkadaha ugu waaweyn caalamka ee dhoofiya shidaalka ay ku dhawaaqeen inay hoos u dhigayaan wax soo saarkooda.

 

Qiimaha saliida ceyriinka ah ee Brent, ayaa kor u kacay in ka badan boqolkiiba shan.

 

Kororka ayaa yimid kaddib markii dalalka ku bahoobay ururka OPEC, oo ay ku jiraan dhowr waddan oo Khaliijka ah, Ciraaq iyo Ruushka ay ku dhawaaqeen, inay jarayaan wax soo saarka in ka badan hal milyan oo foosto maalintii.

 

Qiimaha saliidda ayaa sare u kacay bishii Febraayo 2022--kii, ka dib markii Ruushku ku duulay Ukraine,


Loading...
Loading...