Ururka KAAH Oo kag hadlay Xaalada Guud ee Somaliland iyo Doorashooyinka.

0
Sunday April 02, 2023 - 12:20:48 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka KAAH Oo kag hadlay Xaalada Guud ee Somaliland iyo Doorashooyinka.

    "lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa Hawlaha Ururka Kaah"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa Hawlaha Ururka Kaah"



 

Hargeysa (HWN)Gudoomiyaha Ururka Isbahaysiga Sinaanta iyo Horumarinta Somaliland ee Kaah, Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ay weheliyaan Gudoomiye Ku-Xigeenada Ururka, Xoghayaha Guud ee Ururka iyo Hogaanka Sare ee Ururka Kaah, ayaa xalay kulan ku yeeshay Xarunta Dhexe ee Ururka Kaah ee Magaalada Hargeysa, Kulankaas oo lagaga hadlayay Xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka la filaayo in ay dhawaan ka qabsoomaan Dalka.

 

Waxa kale oo Kulankaasi Xalay lagu qabtay Xarunta dhexe ee Ururka, lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa Hawlaha Ururka Kaah.

 

Xafiiska Warbaahinta Ururka Kaah


Loading...
Loading...