Komishanka Dorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ah Ee Guurtida

0
Sunday April 02, 2023 - 10:32:52 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Dorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ah Ee Guurtida

    "Kulankan ayaa la filayaa in la iskaga xog-waraysto sidii dalka doorasho uga qabsoomi lahayd."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kulankan ayaa la filayaa in la iskaga xog-waraysto sidii dalka doorasho uga qabsoomi lahayd."

 


 

Hargaysa (HWN) Komishanka Doorashooyinka Qaranka  Somaliland ayaa saaka kulan la qaatay guddida joogtada ah ee golaha wakiilada.

 

Kulankan ayaa la filayaa in la iskaga xog-waraysto sidii dalka doorasho uga qabsoomi lahayd.

 

Masuuliyiinta Komishanka Doorashooyinka ayaa waxa hoggaaminaya guddoomiyaha gudidda Doorashooyinka, Muuse Xasan Yuusuf.


Loading...
Loading...