Booliska Somaliland Oo Qabtay Nin Qaab Sixira Dadka Ku Dhici Jiray

0
Saturday April 01, 2023 - 14:25:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Somaliland Oo Qabtay Nin Qaab Sixira Dadka Ku Dhici Jiray

    "Eedaysanahan oo mudo ku dabo jireen ciidankan Boolisku waxay so qabteen isagoo ku sugan…"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Eedaysanahan oo mudo ku dabo jireen ciidankan Boolisku waxay so qabteen isagoo ku sugan…"



 

Ciidanka Booliska JSL gaar ahaan saldhiga dhexe iyo qaybta xuuraanka oo is kaashanaaya ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Xamse Yuusuf Maxamed oo qaab sixir ah dadka uga dhacaayay Hantidooda .

 

Eedaysanahan oo mudo ku dabo jireen ciidankan Boolisku waxay so qabteen isagoo ku sugan mid ka mid ah huteelada magaalada Hargeysa oo uu daganaa mudo laba sanno ah, waxaana isla gobtii lagu tagay Baastoolad,Dahab iyo Maar isku jira,Geed sixir ah, 17 mobile oo noocaya yar yare ee dan ka hadasha ah,5 xabo oo nooca smart phone ka ah, 27 shanadood oo nooca dumarku gacanta ku qaataan, Aqoonsiyo kaadhka dhalashada Somaliland Iyo Document kale.

 

Fadlan Cidii garata Alaabtaasi ee ay ka maqanyihiin ha la xidhiidhaan Xafiiska Baadhista Saldhiga dhex Ee Hargeysa.

 

XAFIISKA WARBAAHINTA

CIIDANKA BOOLISKA Ciidanka Booliska JSL


Loading...
Loading...