Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Saaka Laascaanood Ka Dhacay

0
Saturday April 01, 2023 - 10:52:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Saaka Laascaanood Ka Dhacay

    "Inkasta oo warsaxaafadeedkan saaka lagu sheegay inay Somaliland dhawrayso xabad joojinta hadana Afhayeenka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Inkasta oo warsaxaafadeedkan saaka lagu sheegay inay Somaliland dhawrayso xabad joojinta hadana Afhayeenka"



Hargaysa (HWN) Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay dagaalka saaka ka socda magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascanood.

 

War-saxaafadeed ay soo saartay wasaarada arimaha Gudaha Somaliland ayaa lagu sheegay in Ciidanka SSC ay dagaalk ku soo qaadeen ciidamada Somaliland isla markaana ay iska caabiyeen.

 

Warsaxaafadeedkan ayaa lagu yidhi : "Somaliland waxay mar kasta ilaalinaysaa xabbad joojintii ay hore ugu dhawaaqday,  Ciidanka Somaliland  wuxuu mar kasta ka dhawrsanayaa dhibaato soo gaadha Magaalada Laascaanood.

Ciidanka Somaliland, isaga oo dhaaddan xurmada bisha barkaysan ee Rabadaan, wuxuu hadana cid walba xasuusinayaa inuu u taagan yahay ilaalinta dadka iyo dalka Jamhuuriyadda Soomaaliland”.

 

Inkasta oo warsaxaafadeedkan saaka lagu sheegay inay Somaliland dhawrayso xabad joojinta hadana Afhayeenka Ciidamada Somaliland Axmed Dheere ayaa hore ushaaciyay in ciidanka Somaliland hada kadib ay igu qaadi doonaan weerarka.


Loading...
Loading...