Maraykanka Oo Markale Ka Hadlay Dagaalka Laascanood & Dib Udhaca Doorashada SLAND.

0
Saturday April 01, 2023 - 10:18:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Markale Ka Hadlay Dagaalka Laascanood & Dib Udhaca Doorashada SLAND.

    "Maraykanku waxa uu diyaariyay xannibaadaha fiisaha ee ka dhanka ah"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maraykanku waxa uu diyaariyay xannibaadaha fiisaha ee ka dhanka ah"



Hargaysa (HWN) Wasaaradda Arrimaha dibadda Maraykanka ayaa iyada oo ka jawaabaysa hadalka Xukumadda Madaxweyne Biixi mar kale ku celisay in ay miiska u saaran yihiin xayiraaddo ka dhan ah madaxda curyaaminaysa nabadda iyo dimuqraaddiyadda Somaliland.

 

"Waa in Somaliland ciidamadeeda dib u qaaddo, maleeshiyaduna xabad joojinta ixtiraamto, waa in Sida oo kale Somaliland doorashooyinka habsaamay sida ugu dhakhsaha badan u qabato. Maraykanku waxa uu diyaariyay xannibaadaha fiisaha ee ka dhanka ah kuwa dimuqraaddiyadda curyaaminaya..” Ayaa lagu yidhi qoraalka dawladda Maraykanka

 

Hadalkan maraykanka ayaa ku soo beegmaya xili shalay iyo saakaba daagal ka dhacay magaalada Laascanood ee Gobolka Sool.



No description available.

Loading...
Loading...