Diamon-Kii La Dayacay (Garaad Jaamac Garaad Ismaciil)

0
Friday March 31, 2023 - 08:26:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diamon-Kii La Dayacay (Garaad Jaamac Garaad Ismaciil)

    W/Qoray. JAMAAL Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Qoray. JAMAAL Ibrahim



Sida aan wada ogsoonahay garaad jaamac garaad Ismacil wuxu ka mid ahaa ismada somaliland ee gobolka sool oo ahaa diamond ay ka faa'iidaysan wayday dowlada somaliland hadaba dowlada somaliland way dayacday garaadka talooyinkiisina way qaadan wayday markii danbena gobolkii sool wuxuu ku danbeyey halka aynu uwada jeedno.

 

DUG LA'AANTA DAWLADA SOMALILAND EE [SULDAAN MAXAMED SULDAAN XASAN CALI JIBRIL '(SULDAANKA NABADA)

 

Waxaynu ogayn in madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo suldaan maxamed suldanka xasan cali jibriil ''Suldaanka Nabada'' oo aha bud-dhigihii shirkii ceerigaabo qodabadii kasoo baxayna aan weli waxba laga fulin malaga yaaba in dowlada somaliland mar labaad ay diamond kale luminayso ay u eegtahay isagoo miisan wayn ku leh gobolka sanaag.

 

W/Qoray. JAMAAL Ibrahim


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...