Madaxweynaha Taiwan oo Safar Shiinuhu ka sii digay ku tegtay Maraykanka

0
Thursday March 30, 2023 - 16:26:26 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1058
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Taiwan oo Safar Shiinuhu ka sii digay ku tegtay Maraykanka

    Shiinaha ayaa ka digay safarka madaxweynaha Taiwan..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shiinaha ayaa ka digay safarka madaxweynaha Taiwan..



Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen, ayaa booqasho ku tegtay Maraykanka iyadoo halkaasi kaga qayb-galaysa shir Caalamiya sidoo kalena la kulmaysa madax ka tirsan Maraykanka.


 

Shiinaha ayaa ka digay safarka madaxweynaha Taiwan ee Maraykanka oo uu ku sheegay in la farogeliyay madaxnaanidiisa balse afhayeen u hadlay Aqalka Cad ayaa sheegay in ay xaq u leeyihiin casuumadda hoggaamiyaha Taiwan.

Loading...
Loading...