Safiirka Maraykan Ee Somaliya Oo Muuse Biixi Kala Hadlay Dagaalka Laascanood & Doorashada

0
Wednesday March 29, 2023 - 20:48:10 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Maraykan Ee Somaliya Oo Muuse Biixi Kala Hadlay Dagaalka Laascanood & Doorashada

    "waxa aan ku dhiirigeliyay inuu labada arimood ba sameeyo,"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxa aan ku dhiirigeliyay inuu labada arimood ba sameeyo,"



 

Hargaysa (HWN) Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somalia Ambassador André ayaa sheegay in Muuse Biixi Awood uleeyahay in uu sameeyo masaafo udhaxaysa Ciidanka Somaliland iyo Ciidamada SSC ee dagaalku mudooyinkii ugu dambeeyay uu ku dhex maray Laascanood.

 

Safiirka ayaa intaasi ku daray in  Muuse Biixi looga baahanyahay in uu ku dhawaaqo khariirad nabadeed oo lagu qabto doorashada, sida uu safiirku ku sheegay qoraal uu baahiyay oo uqornaa sidan:-

 

"Madaxwynaha Somaliland awood buu u leeyahay inuu sameeyo masaafo u dhaxaysa ciidamada Laascaanood iyo inuu ku dhawaaqo khariirad nabadeed oo lagu qabto doorashooyinka mustaqbalka. Hadal qayaxan oo aan galabta la yeeshay, waxa aan ku dhiirigeliyay inuu labada arimood ba sameeyo," Ambassador André, Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somalia.

 

Colaad ka taagan Laascanood iyo muranka doorashooyinka Somaliland ayaa ah laba qodob oo Muuse Biixi looga baahanyahay in xalkooda uu Miiska saara.



No description available.

Loading...
Loading...