Nin Garsoore aha ayaa waxa uyimid Labo nin.

0
Wednesday March 29, 2023 - 12:47:53 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Garsoore aha ayaa waxa uyimid Labo nin.

    Garsoorihii wuxuu yidhi: Waad maqashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garsoorihii wuxuu yidhi: Waad maqashay


Mid Ka mid Aha Ayaa Yidhi: Garsoore Waxaan Socday Wadada, Waxana Watay Rooti Waxan Soo Maray Ninkan Dukaankiisa, Wuxuna Shiilanayay Hilib marka caraftii Hilibka Ayaa I joojisay Waxana Bilaabay in Aan Rootigii ku cuno Carafti Hilibka.


Markan Dhamaystay mulkiilaha Dukaanka Ayaa i Qabtay oo dalbaday qiimaha udugga in aan bixiyo Ee Taasi ma cadaalad baa mundane?

Garsoorihi ayaa dukaanlihii ku yiri: Intee in Le'eg Ayaad Ku Rabtaa Qiimaha Carafta ?
Wuxuu yiri: Shan dirham

Garsoorihii Ayaa U Jeedsaday Ninkii Rootiga Lahaa Oo Ku Yiri: Shan Dirham soo Saar Oo Dhulka Ku Tuur.
Ninkii Sidii Buu Yeelay Oo Wuu Tuuray markasay Shanqadh Bixiyen.

Garsoorihii wuxuu yidhi: Waad maqashay dhawaaqaas soo ma'aha ?

mulkiilaha dukaanka ayaa yidhi: Haa mudane waan maqlay.

Garsoorihii Ayaa Yidhi dhawaaqaa ay dirhamyadu sameyeen waa qiimaha carafta, Asagu Sanka Ayuu Wax Ka Cunay Adigana Dhegta Ayaad Ka Qadatay lacagta.


"Cadaaladu Waxay Noqonaysaa Qofku Waxa Uu Qabto Nooceeda Oo Abaal Marin Aha Ayuu Helaya."
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...