Saraakiil Mareykan ah oo Gobolka Hiiraan u tegay dardar gelinta la dagaalanka Tuugadda

0
Tuesday March 28, 2023 - 12:48:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Mareykan ah oo Gobolka Hiiraan u tegay dardar gelinta la dagaalanka Tuugadda

    Madaxda maamulka degmada Maxaas ayaa warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda maamulka degmada Maxaas ayaa warbaahinta




Saraakiil ka socota dowladda Mareykanka ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.


 

Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane Taliyaha ciidanka Dib-u-xoreynta deegaanka Maxamed Cismaan Ganeey iyo madax kamid ah maamulka degmada Maxaas soodhaweyn ugu sameeyay saraakiishaasi ciidan.



 

Madaxda maamulka degmada Maxaas ayaa warbaahinta u sheegay in socdaalka saraakiisha Mareykanka uu ku qotomo dar-dar gelinta wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Tuugadda.


 

Saraakiisha ciidanka Mareykanka ayaa ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo kuwa dowladda maamulka degmada Maxaas iyo qeybaha bulshada degmadaasi ku ammaanay sida aay isaga dul qaadeen Tuugadda, iyaga oo u sheegay inay garab taagan yihiin.

Loading...
Loading...