Magaalo Dhan Oo Ay Baabi'isay Duufaan Ku Dhufatay Mareykanka

0
Monday March 27, 2023 - 06:27:29 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalo Dhan Oo Ay Baabi'isay Duufaan Ku Dhufatay Mareykanka

    "waxaana dowladda gobolka Mississippi ay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaana dowladda gobolka Mississippi ay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah"



Ugu yaraan 26 qof, ayaa ku dhintay gobollada Mississippi iyo Alabama, kadib markii duufaan ku dhufatay gobollada koonfureed ee Mareykanka.

 

Dadaalka baadi goobka iyo samata bixinta ayaa sii socda, waxaana dowladda gobolka Mississippi ay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah.

 

Fork-ga Rolling, baabuurta la jajabiyey iyo qashinka quraarada ah ee waddooyinka daadsan – ayaa magaalada gebi ahaanba ka dhigay wax baaba’ay.

 

Mid ka mid ah dadka deegaanka, ayaa BBC-da u sheegay inuu nasiib u yeeshay inuu helo fursad uu kusii noolaado, ka dib markii uu gabaad ka raadsaday saxanka qubeyska.

 

Guryihii ay qoyska iyo asxaabtu isugu yimaaddeen wax ka yar 24 saacadood ka hor, oo u diyaarsanaa dhammaadka toddobaadka, ayaa gabi ahaanba noqotay wax burburtay.

 

BBC


Loading...
Loading...