DEG DEG Somaliland Oo Diiday Ergadii Nabad-Raadinta Colaadda Laascaanood

0
Sunday March 26, 2023 - 14:47:19 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 4270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Somaliland Oo Diiday Ergadii Nabad-Raadinta Colaadda Laascaanood

    Somaliland weli kama hadlin sababta ay ku diiday...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland weli kama hadlin sababta ay ku diiday...



Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sida la xaqiijinayo amar ku bixiyay in aysan Somaliland soo gelin ergada nabad-raadinta ee ka timid koonfurta Soomaaliya.


 

Somaliland weli kama hadlin sababta ay ku diiday ergada nabad-raadinta colaadda Laascaanood oo sida ergadu sheegtay ka madax-bannaan arrima siyaasadeed.



 

Ergadan oo ka kooban odayaasha dhaqanka beelaha koonfurta Soomaaliya ayaa raadinaya in xal nabadeed lagu dhameeyo colaadda Laascaanood.


 

Odayaasha oo shalay gaaray magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in ay u sii gudbaan dhinaca magaalada Laascaanood.

Loading...
Loading...