Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Ergada Muqdisho Ka Timid Ee Ku Socota Hargaysa

0
Saturday March 25, 2023 - 18:06:20 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Ergada Muqdisho Ka Timid Ee Ku Socota Hargaysa

    "Isimadan ayaa maanta Garoowe soo gaadhay waxaanay booqan doonaan Laascanood"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Isimadan ayaa maanta Garoowe soo gaadhay waxaanay booqan doonaan Laascanood"



Ogow qabiilada Madaxdhaqameedka Beelaha Hawiye iyo Digil & Mirifle ee waan waanta ka dhex bilaabay Shacabka SSC iyo Ciidamada Somaliland iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan.

 

1: Ugaas Mohamud Ugaas Ali Ugas - Ugaaska Abgaal - wuxu metelayaa Muddulood.

 

2: Ugaass Hassan Ugaas Mohamed Ugaas Nur - Ugaaska Cayr - Habar Gidir iyo Xawaadle ayuu Metelayaa.

 

3: Suldan Warsame Suldan Ibrahim Suldan Aliyow Ibrow - Ugaaska Jiiddo.

 

4: Ugaas Abdirahman Ugaas Abdulahi Ugaas Maxumad - Ugaaska Gaaljecel.

 

 5: Malaq Mohamed Yacqub sheikh Deeroow - Ugaaska Raxanweyn oo Digil iyo Mirifle matalaya.

 

6: Wabar Mohamed Wabar Ahned Wabar Ahmed - Ugaaska Baadicadde.

 

Isimadan ayaa maanta Garoowe soo gaadhay waxaanay booqan doonaan Laascanood si ay usii arkaan xaalada ay ku sugantahay  Laascanood kaddib waxay u amba bixi doonaan Hargeysa si ay ula kulmaan dhinaca Somaliland.


Loading...
Loading...