Shanta Irir Samaaleed
Muqdisho - waa Irir Samaaleed.
Ujeeddo: Shanta Irir Samaaleed
1- Jibuuti - waa Irir Samaaleed.
2- Hargeysa - waa Irir Samaaleed.
3- Muqdisho - waa Irir Samaaleed.
4- Jigjiga - waa Irir Samaaleed.
5- Gaarisa - waa irir Samaaleed.
Irir Samaale, waa hubaal, oo isir ahaan, asal ahaan, xaddaarad ahaan iyo siyaasad ahaan, ayuu Shantaas Irir Samaaleed, uu matalaaddooda ku muteystey; mahaddana Allaa iska leh..
Tixgalin mudnaan badan leh.
Maxamed Sheekh Daahir
tashiwanaag.com
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...