Xildhibaan Sheegay In Muuse Biixi Xilalkii Ugu Badnaa Uu Ku Taxay Beeshiisa.

0
Saturday March 25, 2023 - 09:31:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Sheegay In Muuse Biixi Xilalkii Ugu Badnaa Uu Ku Taxay Beeshiisa.

    "Xildhibaanka ayaana taxay hay'addo badan inay madax ka yihiin Beesha Muuse Biixi"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xildhibaanka ayaana taxay hay'addo badan inay madax ka yihiin Beesha Muuse Biixi"



Hargaysa (HWN) Xildhibaan Mubaariga Xeer- dheere oo ka tirsan xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa walaac xoogan ka muujiyay saami-qaybsiga xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi.

 

Xildhibaanka ayaana taxay hay’addo badan inay madax ka yihiin Beesha Muuse Biixi, waxaana hay’adahaasi kamid ah kuwan hoose ku qoran.

 

• Ha'yadda Shaqaalaha Dawladda

•machadka sh-dawladda

- machadka macalimiint

-machadka dawladaha hoose

-Dambdamiska qaranka

-ha'yadda Aafooyinka

-Koomishanka Tamarta

Intaaba reer baa haysta , waxaa kale oo jira Madaxwaynihii , Agaasimihii madaxtoyada , ma taas baa saami-qaybsi ah .

 

Wasiirkii maaliyada , Taliyihii ciidamadda qaranka , Hantidhawrihii iyo dhawr iyo toban agaasime, bal sheeg reerka intaaba leh” ayuu xidhibaan Mubaarig Xeeldheere ku sheegay waraysi uu siiyay MMTv.

 

Dadka Siyaasada Muuse Biixi dhaliila ayaa inta badan ku dooda in xilalkii ugu shishlaa xukuumadiisa uu ku taxay beesha uu ka soo jeedo Muuse Biixi.


Loading...
Loading...