Badhasaabka Awdal Iyo Madax kale Oo Tacsi U Diray Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Aabihii Geeriyooday.

0
Friday June 21, 2019 - 17:31:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Awdal Iyo Madax kale Oo Tacsi U Diray Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Aabihii Geeriyooday.

    Badhasaabka Awdal mud Cabdiraxmaan Axmed Cali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabka Awdal mud Cabdiraxmaan Axmed Cali

Agaasimaha Guud Ee Waxbarashada SL Md Axmed Abokor

Wariye Abokor Xasan Caafi

Maxamed Cabdiaahi Xuseen Dabshid

Afhayeenka W/Waxbarashada Cabdilaahi Ibraahin X.Xasan

Dhamaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo Aabihii marxuum AHUN Warsame JaamacCali Muuse uu maanta ku geeriyooday magaalada Ceerigaabo,

.

Waxayna alle uga baryeen marxuumka inuu naxariistii Jano ka Waraabiyo, qoyskii iyo dhamaan shacabka somaliland uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...