Irir Samaale Iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

0
Thursday March 23, 2023 - 11:46:34 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Irir Samaale Iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

    Saadaasha Irir Samaale (DDS), waa guul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saadaasha Irir Samaale (DDS), waa guul



Beesha Irir Samaale, oo beel ahaan iyadu DDS ugu awood badan, oo wadar ahaan iyadu DDS ugu tira-badan, oo wax-soo-saar ahaan iyadu DDS ugu mugg iyo miisaan badan, oo ilbaxnimo iyo xaddaarad ahaan iyadu DDS ugu mudnaan badan, oo asal iyo isir ahaan iyadu DDS ugu fac weyn, waa in aanay Absame iyo Gari Koombo, waa in aanay haddeer iyo haatan ka dib, waa in aanay DDS ugu talin karin; oo aanay DDS ugu dowladeyn karin – bi idni Allaah.



 

Saadaasha Irir Samaale (DDS), waa guul – bi idni Allaah.

 

Tixgalin mudnaan badan leh.

 

Maxames Sheekh Daahir

[email protected]



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...