300 Oo Macalin Oo Laga Xanibay Inay Ku Biiraan Shaqaalaha Dawlada Sland & Sababta.

0
Sunday March 19, 2023 - 15:16:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    300 Oo Macalin Oo Laga Xanibay Inay Ku Biiraan Shaqaalaha Dawlada Sland & Sababta.

    "Ilaa hadda ma cadda sababta Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalahu u diidanyahay Shaqaaleysiinta Macalimiinta"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ilaa hadda ma cadda sababta Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalahu u diidanyahay Shaqaaleysiinta Macalimiinta"



Hargaysa (HWN) Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Khaalid Jaamac Qodax,  ayaa xannibay iney Macalimiintaasi si rasmi ah ugu biiraan Shaqaalaha rasmiga ah ee Dawladda, iyada oo Miisaaniyadda Wasaaradda ee sannadaha 2021-kii, 2022-kii iyo kan haatan lagu jiro ee 2023-kaba ay miisaaniyadoodu ku jirto.

 

Ilaa hadda ma cadda sababta Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalahu u diidanyahay Shaqaaleysiinta Macalimiinta, balse waxa warqad kasoo baxdey Xafiiska Wasiirka Waxbarashadda Ahmed Mohamed Diiriye (Toorno) uu si kulal uga hadley arrintaas, iyada oo Wasaaraddu ka hor-timid War uu todobaadkan soo saarey

 

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha oo ku saabsan in xal laga gaadhey Macalimiinta Mudada dheer sugayey iney shaqaale rasmi ah noqdaan.



No description available.

Loading...
Loading...