Kal-fadhiga 2aad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Maanta la soo xirayo

0
Saturday March 18, 2023 - 12:12:42 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kal-fadhiga 2aad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Maanta la soo xirayo

    Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xil



Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyada oo lagu wado in la soo xiro kal-fadhiga 2aad ee Golaha Shacabka.


Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xil

dhibaannada in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin:

 

1. Dhaarin Xildhibaan Mukhtaar oo dhawaan lagu doortay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kuna guuleystay kursiga HOP#176 oo uu ka geeriyooday Aabihiis Maxamed Mursal Booroow.



2. Hadaljeedinta Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Xiritaanka Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka 11aad ee JFS

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa kal-fadhiga labaad ee Golaha waxaa ay ku ansixiyeen Sharciyo dhowr ah, kuwaas oo qaarkood buuq uu ka taagnaa.

Loading...
Loading...