Khadar Guun Oo Lagu Hambalyeeyay Dhaleecayn Uu Ujeediyay Muuse Biixi & Xukuumadiisa

0
Thursday March 16, 2023 - 20:21:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Khadar Guun Oo Lagu Hambalyeeyay Dhaleecayn Uu Ujeediyay Muuse Biixi & Xukuumadiisa

    "Waxaan Hambalyeynayaa Abtigay Xildhibaan Khadar guun oo maanta ka goostay Doontii"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan Hambalyeynayaa Abtigay Xildhibaan Khadar guun oo maanta ka goostay Doontii"



Hargaysa (HWN) Xildhibaan Mubarak Xeeldheere oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa uhambalyeeyay Xildhibaan Khadar Guun oo ay kawada tirsanyihiin Golaha Wakiilada.

 

"Waxaan Hambalyeynayaa Abtigay Xildhibaan Khadar guun oo maanta ka goostay Doontii aanu hore u wada fuulay oo ka mid ahaa Xildhibaanada tirada yar ee baaqi ahaa gudaha hoose Doonta ee qar u saaran inay qarqoonto dhawaan. ..Waxaan leeyahay raga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa Geel...” ayuu yidhi Xildhibaan Mubarak Xeeldheere.

 

Hambalyada xildhibaan Xeeldheere ayaa daba socota kadib markii xildhibaan khadar Guun uu sheegay in uu quus ka taaganyahay xukuumada Muuse Biixi iyo xisbigii Kulmiye ee uu hore utaageeray.

 

 

 


Loading...
Loading...