Calaamado muujinaya innaad ka nasiib badan tahay dadka qaarkood

0
Thursday March 16, 2023 - 13:53:31 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1057
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Calaamado muujinaya innaad ka nasiib badan tahay dadka qaarkood

    Waxaad tahay qof muslim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaad tahay qof muslim ah.



1. Waad caafimaad qabtaa.

2. Waxaad tahay qof muslim ah.

3. Waxaad haysataa wixii aad cuni lahayd.


4. Waxaad seexataa meel dugsoon oo nabad ah.

5. Waxaad haysataa waalidkaa, walaaladaa ama saaxiibadaa oo ku jecel.

6. Habeena gaajo kuma seexatid.



7. Waxaad fursad u heshay innaad waxbarato.

8. Waxaad akhrin kartaa fariintan.


9. Waxaad lugahaaga ku tagi kartaa meel kasta oo aad u baahato.

10. Waxaad gacmahaaga kusoo qabsan kartaa wax kasta oo aad jeceshahay.

11. Waxaad dhadhamin kartaa wax kasta, waxaad urin kartaa wax kasta, sidoo kale waxaad dareemi kartaa wax kasta.


12. Waxaad nasiib u yeelatay innuu waalidkaa si fiican kuusoo koriyey.

Haddaba,


haddii aad heshay fursadahan waxaad ka nasiib badan tahay dad badan oo dunida ku nool, kuwaas oo la daalaa dhacaya caqabadaha adag ee nolosha. Waxaan ku xasuusinayaa innaad illaahay ugu mahad-celiso wax kasta oo aad haysato. Dheh Alhamdolilaah xili kasta iyo xaalad kasta insha allah. Waxaan kuu rajaynayaa nolol farxad badan oo qanaaco badan insha allah.


Mohamed Faisal

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...