Haayado Jeelka Wayn Ee Hargaysa Ku Booqday Maxaabiis Laascanood Laga Soo Xidhay.

0
Wednesday March 15, 2023 - 14:49:33 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haayado Jeelka Wayn Ee Hargaysa Ku Booqday Maxaabiis Laascanood Laga Soo Xidhay.

    "Dagaalkii ka socda Laascaanood ayaa maalmahan degen"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dagaalkii ka socda Laascaanood ayaa maalmahan degen"


 


Hargaysa (HWN) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in shalay wafdi ka socda hay’addaha Laanqayrta cas iyo bisha cas ay booqdeen maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa kuwaas oo lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood.

 

Wasaaradda Caddaaladda Somaliland ayaa sheegtay in maxaabiistaasi loola dhaqmay si wanaagsan islamarkaana loo dhammaystiray dhammaan waxyaabaha uu u baahan yahay qofka maxbuuska ahi.

 

Dagaalkii ka socda Laascaanood ayaa maalmahan degen inkasta oo ay weli ciidamu is horfadhiyaan hadana majirto dhawaanahan wax dagaal ah oo ka dhacay Laascanood.



No description available.

Loading...
Loading...