"Maanta Somaliland Ma Jiraan Haya'ado Qaran" Cali Guray

0
Tuesday March 14, 2023 - 10:00:36 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    "Maanta Somaliland Ma Jiraan Haya'ado Qaran" Cali Guray

    "Hadalkan ka soo yeedhay siyaasi Cali Guray ayaa ku soo beegmaya xili"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hadalkan ka soo yeedhay siyaasi Cali Guray ayaa ku soo beegmaya xili"



 

Hargaysa (HWN) Siyaasi Cali Guray oo kamid ah siyaasiyiinta inta badan kahadlay kolba xaalada Somaliland ka jirta ayaa sheegay in aanay haatan Somaliland jirin wax la yidhaa hay’addo qaran.



"Maanta Somaliland ma jiraan haya’ado qaran ee waxa jira hebelo qaran. Haya’adda Sirdoonkuna kama duwana ee waa sidaa uun" Mujaahid Cali Guray.

 

Hadalkan ka soo yeedhay siyaasi Cali Guray ayaa ku soo beegmaya xili shalay uu khilaaf ka dhex qarxay hay’ada sirdoonka Somaliland, oo qaar kamid ah ciidamada hay’adaasi  gadood sameeyeen.

Loading...
Loading...