Waa In Laga Faaidaystaa Biyaha Roobka

0
Saturday March 09, 2019 - 19:21:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa In Laga Faaidaystaa Biyaha Roobka

    Biyaha roobka oo laga faidaysto loona sameeyo biyo xidheen waxay in badan wax ka taraysaa in waxsoosaarkeena

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Biyaha roobka oo laga faidaysto loona sameeyo biyo xidheen waxay in badan wax ka taraysaa in waxsoosaarkeena beeralayda dalku uu horumar balaadhan ku talabsado xag dhaqaale iyo waxsoosarka beeralayda dalka

Cuntooyinka wadaniga oo waqtiyada la abqaalayo midhaha sida hadhuudhka digirta galayda heeda ooloo baahan yahay in beeralayda dalku jsl uga faa idaystaan waraabinta beerahooda

Inkastoo mashruucan biyo xidheenku uu hada ka socdo bariga magaalada mashruuca oo hir galintiisa uu hormood u yahaymadaxwaynaha jsl mudane axmedmaxamed maxamoud siilanyo isagoo dhaqaale badan loo huray fulinta mashruucan looga faa idaysanayo sidii biyaha roobka dib looga fa idaysan lahaa taas oo ay bulshadeena Somali land ay ka maarmi doonan cuntooyinka dalka dibada uga imanaya oo uu ku baxo ganacsi lacag adagoo dalka dibada uga baxda

Iyadoo aynu ognahay tayo darada cuntooyinka dalka dibada uga imanayaa

Bulshada horumar fiican ku talaabsata waa bulshada wax soo saarka dhulkooda kala soo baxa khayraadka jira manafacadsada ganacsi dibadana u iib geeya khayraadka dhulkooda ay kala soo baxeen taas ayaa dalkooduna ku horumarayaa

Ilaahayna ku garab galaya

Biyaha oo aynu kaydsano ama dib uga faa idaysano biyaha roobka waxa noolasheenu marka hore ku xidhantay biyaha oo aynu ku daahirsano ku karsano cuntooyinka ku dhaqano maryaheena sidoo kale waxay biyaha aynudiyaarsanay biyo xidheenka waxa aynu kuga marmayna xiliyada waqtiga ee isku bad badalaya ku jilaal si waqtiyada jilaalka ama abaarta ay beeralayda iyo xoolo dhaqatadeenu ay ku nooladan waxa loo baahanyahay in aynu sii kordhino sidii aynu u samaysan lahayn biyo xidheeno kaleoo dib aynu uga fa idaysan lahayn biyaha roobka b

Waxan halkan fariin ugu dirayaa wasaarada beeraha dalka in ay soo dhaweeyan beeralayda dalka ee doonaya in ay wax kala soo baxan dhulkeena waxii taakulo ee dawlad ahaan loo fidayo

Mar labaad waxan halkan ugu diraya bahda bulshada Somali land in ay dhiri galiyaan cunista isticmaalka cuntooyinka wadaniga oo runtii ka faido badan cunista bariiska iyo baastada

Waxan sidoo kale fariin halkan bogaadin ah ugu diraya madaxwaynaha jsl mudane muse biixi abdi

hirgalita mashruuca biyo xidheenka uu ka hirgaliyay bariga magaaladaakhiro iyo aduunba mudane madaxwayne xasanadkasi waa mid kuu soconaya biyo xidheenka bariga caasimada

Aqoon yahan

Gudoomiyaha suuqa ganacsiga ee xero hadhuudha

Mawliid xasdan muxumad


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...