DEG DEG Boorama Dhalinyaro Maalintii Afaraad U Xidhan Calanka Soomaaliya.

0
Monday March 13, 2023 - 15:07:58 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Boorama Dhalinyaro Maalintii Afaraad U Xidhan Calanka Soomaaliya.

    Darawal Bajaajle U Xoogsanayey Qoyskooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Darawal Bajaajle U Xoogsanayey Qoyskooda.




Xabsiga Magaalada Boorama Waxa Maalintii Afraad U Ku Xidhan Dhalinyaro La Sheegay In Loo Xidhay

 Calanka Soomaaliya Iyo Kan Awdal State , Kuwaasi Oo Lagu Eedeyey In Baraha Bulshada ,Sida Facebook Iyo

 Tictok Ku Baahiyeen Muuqaalo Ay Iska Duubeen Iyaga Oo Wata Calamadaasi , Xadhigan Dhalinyaradan

 Ayaa Waxa Hadhwanaagnews U Xaqiijiyey Maxamed Dayib Muxumed Guuleed Oo Ku Magac Dheer ( Huud

 ) Kana Mida Waalidada Caruurtoodu Ku Xidhan Tahey Xabsiga, Waxase Uu Sheegay In Wiilkiisu Ahaa

Darawal Bajaajle U Xoogsanayey Qoyskooda.



Ma Aha Markii Ugu Horaysay Ee Magaalada Boorama Dhalinyaro Loogu Xidh Xidho Calanka Soomaaliya

Loading...
Loading...