Somaliland: 40 Qof Oo Qoomuluud-nimo Looxidhay

0
Saturday March 11, 2023 - 10:16:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland: 40 Qof Oo Qoomuluud-nimo Looxidhay

    "Waxa uu sheegay in 12 maxkamad lageeyay, in baadhis lagu sameeyay 16,"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa uu sheegay in 12 maxkamad lageeyay, in baadhis lagu sameeyay 16,"



Hargaysa (HWN) Fadhigii saaka ee golaha guurtida Somaliland oo uu shirguddoominayay guddoomiye kuxigeenka golahaasi Siciid Jaamac Cali, ayaa markii uu furmay, Guddoomiye ku xigeenku waxa uu mudanayaasha ku wargeliyay in la dhageysan doono warbixinaha guddi hoosaadyada golaha guurtida  ee kalfadhigii 80aad.

 

Guddoomiyaha guddida arrimaha gudaha, nabadeglyada  iyo difaaca ee golaha guurtida Somaliland, Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed (Ilkacase), ayaa sheegay 40 qof loo hayo Liwaad ama Qoomuluud.

 

Waxa uu sheegay in 12 maxkamad lageeyay, in baadhis lagu sameeyay 16, in 8na ay garsugayaal yihiin, halka 4 qofna lagu xukumay 8 sano oo xadhiga.



Goor dhaw filo warbixinta guddidan oo dhammeystiran

Loading...
Loading...