DHAMBAAL TACSI AH.

0
Saturday March 11, 2023 - 09:57:30 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAMBAAL TACSI AH.

    INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN



Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadam Xaaji Cali Axmed, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka Bahda Garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay AHN Marxuum Garyaqaan Barkhad Jaamac Aar oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.



 

 

 

Marxuum Garyaqaan Barkhad Jaamac Aar waxa uu ahaa garyaqaan ruug cadaa ah oo muddo dheer ku shaqaynayay mihnada sharciga, isla markaana muddo badan bulshada u tagaabeeyay.


 

 

 

Guddoomiyuhu waxa uu marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii, ehelladii, qaraabadii, asxaabtii, bahda Garsoorka iyo shacbiga Somalilana ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

 

 

 

AAMIIN AAMIIN AAMIIN


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...