Shil Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Gabilay Ka Dhacay

0
Saturday March 11, 2023 - 09:24:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1026
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Gabilay Ka Dhacay

    Shilalka gaadiidka ayaa ku badan guud ahaanba Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shilalka gaadiidka ayaa ku badan guud ahaanba Somaliland

 



Gabilay (HWN) ALLE haw naxariiste laba qof ayaa ku geeriyooday shilgaadhi oo ka dhacay duleedka barri ee magaalada Gabiley, kadib markii gaadhi yar oo bas nooca rakaabka qaada uu rogmaday.

 

Dadkii ku dhaaqacmay ayaa loola cararay cisbitaalla Gabiley si xaaladooda caafimaad loogu dabiibo halkaasi.

 

Shilalka gaadiidka ayaa ku badan guud ahaanba Somaliland, kaasi oo sababa dhimasho iyo dhaawac.

 

Ciidamada Booliska ayaa inta badan sheega in baadhis lagu samaynayo waxa dhaliyay shilka balse taasi xal uma noqoto yaraynta shilalka wadooyinka Somaliland


Loading...
Loading...