Madhabaa In Kulmiye Laga Caydhiyay Ex. Wasiir Axmed Muumin Seed?
Hargaysa (HWN) Wasiir
Hore Axmed Muumin Seed ayaa laga caydhiyay xisbiga talada Somaliland haya ee
Kulmiye sida uu ku waramay Telefishanka Horyaal oo sheegay in ay u xaqiijiyeen
Mas’uuliyiinta Sare ee Xisbigaasi.
Majiro war ka soo baxay
xisbiga Kulmiye oo sheegaya in laga
saaray Masuulkan xisbiga Kulmiye.
Ex Wasiir Seed ayaa maalmihii
ugu dambeeyay xoguhu sheegeyeen in uu udiga rogonaya xisbiga Mucaaradka ah ee
Waddani, isagoo sawiro uu lagalay masuuliyiinta xisbiga Waddanina uu ku
baahiyay baraha Bulshada.
Sidoo kale Ex. Wasiir
Seed ayaa qalad ku tilmaamay iyo waxaan loobaahnayn isku soo baxyo todobaadkii
udambeeyay ka dhacay magaalooyinka waawayn ee Somaliland, kuwaasi oo la sheegay
in lagu taageerayo Xukuumada Muuse