Ujeedada Kulan Faysal Cali Waraabe La Qaatay G. Wakiilada Somaliland

0
Friday March 10, 2023 - 09:21:15 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Kulan Faysal Cali Waraabe La Qaatay G. Wakiilada Somaliland

    "Gudoomiyaha ayaa xildhibaannada la wadaagay talooyin ku aaddan…"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Gudoomiyaha ayaa xildhibaannada la wadaagay talooyin ku aaddan…"



Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa Shalay magaalada Hargaysa hadhimo-sharafeed ugu sameeyay xildhibaannada saddexda xisbi qaran ee Golaha Wakiilada Somaliland.

 

Ujeeddada qado sharaftan ayaa ahayd, sidii Golaha Wakiiladu doorkooda uga qaadan lahaayeen xaaladda Laascaanood iyo xaaladda guud ee Dalka, maadaama ay yihiin Golaha qudha ee sharciga ah ee ku jira muddo xileedkii la doortay.

 

Dhanka kale, Gudoomiyaha ayaa xildhibaannada la wadaagay talooyin ku aaddan sidii xal loogu heli lahaa xaaladda Laascaanood.

 

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, waxaa wehelinayay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Cali Xaamud Jibriil.

 


Loading...
Loading...