Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho

0
Thursday March 09, 2023 - 10:05:23 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho

    Shilka ayaa yimid kadib markii Gaari nooca Soomaalida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shilka ayaa yimid kadib markii Gaari nooca Soomaalida



Laba Ruux ayaa geeriyootay halka hal qof uu dhaawacmay kadib Shil Gaari oo ka dhacay agagaarka Xarunta Maamulka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.


Shilka ayaa yimid kadib markii Gaari nooca Soomaalida u taqaano Candho-meydlaha uu jiiray Mooto Bajaaj ay saarnaayeen dad Shacab ah, iyada oo Ciidamada Ammaanka ay qabteen wadihii Gaariga



 

Goobjoogayaal ayaa Risaala u sheegay in Gaariga weyn ee Shilka galay ay leedahay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, iyada oo dadkii Shilkaasi ku dhintay oo saarnaa Mooto Bajaajta la geeyay Xarunta Hay’adda dambi barista ee CID-da.

Loading...
Loading...