Ex. Madaxwayne Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Sharci Darada Ah.

0
Wednesday March 08, 2023 - 16:13:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex. Madaxwayne Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Sharci Darada Ah.

    "Mowqifkeyga waa meeshi shalay aan uga dignay, dadaal kasta oo lagu joojinayo waa soo dhaweenaynaa."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Mowqifkeyga waa meeshi shalay aan uga dignay, dadaal kasta oo lagu joojinayo waa soo dhaweenaynaa."



Muqdisho (HWN) Madaxwaynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo cidkasta oo ka hortagaysa muddo kordhinta Sharci darada ah, sidaasna waxa uu ku sheegay Ex. Madaxwayne Sheekh Shariif qoraal uu baahiyay oo uqornaa sidan.

 

"Bismillahi,

Waxaan aminsanahay in dalku u baahan yahay dadaal wadareed lagu ilaaliyo ku dhaqanka dasturka sidaas darteed waxaan  soo dhawaynayaa cid kasta oo dadaal ku bixinayso ka hor tagga muddo kordhinta sharci darrada ah. Mowqifkeyga waa meeshi shalay aan uga dignay, dadaal kasta oo lagu joojinayo waa soo dhaweenaynaa.

 

Baarlamaanka Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa inuu qaato mowqif sharafeed, dalkane ka badbaadiyaan Jahwareer Siyaasadeed iyo Xasilooni darro Amni. Waxaan kale caddaynayaa baaq wadareedka soo baxay xalay in uusan soo marin wada tashigi loo baahnaā€¯

 

 


Loading...
Loading...