Nafaqa Darrada Xiliga Uurka Oo Ku So Badanaya Haweenka Ku Nool Soomaaliya Iyo Itoobiya

0
Tuesday March 07, 2023 - 17:24:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nafaqa Darrada Xiliga Uurka Oo Ku So Badanaya Haweenka Ku Nool Soomaaliya Iyo Itoobiya

    "Hay'adda ayaa ka walaacsan in dhibaatooyinkii ugu dambeeyay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hay'adda ayaa ka walaacsan in dhibaatooyinkii ugu dambeeyay"



Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee Unicef, ayaa sheegtay in tirada haweenka uurka leh iyo gabdhaha la ildaran nafaqo-xumada ay kor u kacday labadii sano ee u dambeeyay gaar ahaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Afgaanistaan.

 

Unicef ​​ayaa sheegtay in qiyaastii in ka badan hal bilyan oo haween iyo gabdho qaan-gaar ah ay nafaqo darro hayso. Hay'adda ayaa ka walaacsan in dhibaatooyinkii ugu dambeeyay oo ay ku jiraan dagaallada iyo safmarkii Covid 19 ay sii adkeeyeen xaladdan.

 

Waxay ku boorisay beesha caalamka inay mudnaanta koowaad siiyaan haqab-beelka cuntada, oo ay ku jirto taageeridda barnaamijyada nafaqeynta ee guul-darraystay.


Loading...
Loading...