"Anigu Faysal Cali Waraabe Ka Hadli Maayo Oo Dadka Aanu Isku Darajada Nahay Ayaan Ka Hadlaa" Ataash

0
Tuesday March 07, 2023 - 10:57:06 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu Faysal Cali Waraabe Ka Hadli Maayo Oo Dadka Aanu Isku Darajada Nahay Ayaan Ka Hadlaa" Ataash

    "Madaxdhaqameed ka xagee ayuu doorkoodu yaala Karayaal ayaa la isla hor fadhiyaa."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxdhaqameed ka xagee ayuu doorkoodu yaala Karayaal ayaa la isla hor fadhiyaa."



 

Hargaysa (HWN) Ganacsade Cabdirisaaq Ataash oo iska casilay gudoomiye nimadii ururkiisaa Waaberi ayaa sheegay in aanay haatan wax door ah ku lahayn odayaasha dhaqanku xaalada colaadeed ee ka taagan magaalada Laascanood.

 

Ataash ayaa sidoo kale sheegay in aanu ujawaabayn gudoomiye Faysal, balse uu ka hadlayo khudbadii dhawaan uu jeediyay musharax Cabdiraxmaan Cirro.

 

"Anigu Faysal Cali Waraabe ka hadli maayo oo dadka aanu isku Grade nahay ayaan ka hadlaa Dadka Yuotubers-ka ah iyo Dadka Followerska -ka Raadiya Ha u jawaabeen.

 

Lakiin arrinta ku saabsan Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro wuxuu ka yidhi Laascaanod War Sax ah  ayuu ka sheegay oo ah in Ciidanka meesha laga saaro nabadgelyada iyo wada hadaladana la ogolaado intaasina waa intaan anigu kala hadlaayo Adeer. 

 

Madaxdhaqameed ka xagee ayuu doorkoodu yaala Karayaal ayaa la isla hor fadhiyaa." Ayuu yidhi Ganacsade Cabdirisaaq Ataash oo MMTV waraysi siiyay


Loading...
Loading...