Shimbrio Khatar Geliyay Diyaarad Rakaab

0
Tuesday March 07, 2023 - 08:30:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shimbrio Khatar Geliyay Diyaarad Rakaab

    "Dadkii wey neefsan waayeen " ayuu yiri mid ka mid ah rakaabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadkii wey neefsan waayeen " ayuu yiri mid ka mid ah rakaabka



 

Diyaarad ku sii jeeday dhinaca Koofur Galbee ee Mreykanka ayey qasab ku noqtay in ay degdeg ku degto ka dib markii shimbiro ay ku dhaceen mid ka mid ah matoorada diyaaradda .

 

Diyaardda ayaa ka soo duushay Havana kuna si jeedday Florida waxaana ka buuxsamay qiiq ka dib isku dhaca wax yar ka dib markii ay kacday maalinimadii shalay subaxnimadii.

 

Ma jirin cid wax ku noqotay shilkaasi iyadoo labada duuliye ee  diyaaradda dib ugu celiyeen Havana halkaa oo dadkii la socday laga dejiyey .

 

Dadka diyaaradda saarnaa ayaa ragagaxaycarruurtuna wey ooyayayeenmarkii diyaarddii oo dhan uu gudaha qiiq u soo galay.

 

"Dadkii wey neefsan waayeen " ayuu yiri mid ka mid ah rakaabka

 

Diyaaradda oo nooceedu ahaa Boeing 737 ayey saarnaayeen 147 qof oo rakaab ah iyo lix shaqaale ah.

 

Shirkadda ayaa ka cudurdaaratay dhibaatadaas dhacday waxayna sheegeen in mararka qaar ay sidaas shimbiruhu Qatar u galiyaan diyaaradaha rakaabka

 

BBC


Loading...
Loading...