"Garxajis Wuxuu Ahaan Jiray Jidka Isku Xidha Dhulbahante iyo Isaaq" Garaad Jaamac

0
Monday March 06, 2023 - 18:07:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Garxajis Wuxuu Ahaan Jiray Jidka Isku Xidha Dhulbahante iyo Isaaq" Garaad Jaamac

    "laakiin intii ay tallada dalka ka maqnayeena kala lun xoog leh ayaa nagu dhacay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"laakiin intii ay tallada dalka ka maqnayeena kala lun xoog leh ayaa nagu dhacay"

 



Hargaysa (HWN) Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in beesha Garxajis ay ahayd jidkii isku xidhi jiray Dhulbahante iyo beesha Isaaqa, qodobadii ay ka soo saareen dagaalka Laascanoodna ay aad usoo dhawaynayaan.



"Guddida iyo odayaasha Garxajis waxay soo saareen tallooyin biyo kama dhib-caan ah oo wax laggu kale saari karro,wax laggu daaweyn karro, la fahmi karro oo aad mooddayso inay iyagu dhex joogeen dhibkii Laascanood ka dhacayey,markaa caqliyad ayey isticmaaleen,Waddadii annaga iyo reer Sheekh isaxaaq isku kaaya xidhi jirtay ayey ahayeen Garxajis,laakiin intii ay tallada dalka ka maqnayeena kala lun xoog leh ayaa nagu dhacay, aad iyo aad ayaan u mahadinayaa go'aamadii ay soo saareen.."Garaad Jaamac Garaad Cali.

 

Dagaalka Laascaanood ayaa ayaamihii ugu dambeeyay deganaa walaw ay manta xukuumada Muuse sheegtay in weerar lagu soo qaaday.

Loading...
Loading...