Dawladda Ingiriiska Oo Joojisay Taageeradii Ay Siin Jirtay Ciidamada Somaliland

0
Sunday March 05, 2023 - 11:35:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dawladda Ingiriiska Oo Joojisay Taageeradii Ay Siin Jirtay Ciidamada Somaliland

    Warqadda ayaa sidoo kale lagu caddeeyey in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warqadda ayaa sidoo kale lagu caddeeyey in



Warqad ka soo baxday xafiiska Ingiriisa ee Hargeysa, kuna socotay Wasiirka Difaaca Somaliland ayaa loogu sheegay maamulka Somaliland in dhaqaale xumo soo wajahay dawladda Ingiriiska darteed la joojiyey caawimadii ciidamada ayna ku egtahay 31 bishaan Maarso 2023.


 

Warqadda ayaa sidoo kale lagu caddeeyey in bannaanbaxyadii Laascaanood ay ciidamada Somaliland muujiyeen in aysan ahayn kuwo daahfuran oo shacabku aamini karo.

May be an image of text


Loading...
Loading...