Tulli Guuleed, Harooreys Iyo Jigjiga

0
Sunday March 05, 2023 - 10:56:14 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tulli Guuleed, Harooreys Iyo Jigjiga

    Wallee nin hurdow, hallawdey dantaa!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wallee nin hurdow, hallawdey dantaa!



Ujeeddo: Dowlad Deegaanka Somalida (DDS)

 

Wallee nin hurdow, hallawdey dantaa!

 

Inta goortu ay goor tahay, waa inaad toostaan.


 

 

1- Jaarsadu, waa inay si degdeg ah, Maamulka Tulli Guuleed ula wareegaan; oo aanay Gari Koombo ku sii hoos dulleysnaannin – bi idni Allaah.



 

2- Jeegaantu, (Habar Jecle iyo Habar Awal), waa inay si degdeg ah, Maamulka Harooreys ula wareegaan; oo aanay Yabareeda ku sii hoos dulleysnaannin – bi idni Allaah.


 

3- Dirku, waa inay si degdeg ah, Maamulka Jigjiga ula wareegaan; oo aanay Absame iyo Gari Koombo ku sii hoos dulleysnaannin – bi idni Allaah.


 

Alla ha u naxariisto'e, Hadraawi ayaa yidhi:

 

Dadku maaha kii hee

Laba goor dan seegee

Shaley iyo dorraad jirey.


 

Tixgalin mudnaan badan leh.

 

Maxamed Sheekh Daahir

[email protected]

https://www.tashiwanaag.com/

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...