Machadka Quraan Online School Oo Kuu Haya Fursad Qaaliya .

0
Thursday June 20, 2019 - 18:30:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Machadka Quraan Online School Oo Kuu Haya Fursad Qaaliya .

    Waa Dugsi Online Ah Oo La Aas Aasay Ama La Furey 2011 Kii Muddo Dheer Buu Hadda Jiraa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Dugsi Online Ah Oo La Aas Aasay Ama La Furey 2011 Kii Muddo Dheer Buu Hadda Jiraa .
Machadka  Quraan Online school waa dugsi  online ah oo la aas aasay ama la furey 2011 kii muddo dheer buu hadda jiraa . Waxaa wax ka bartay oo ka aflaxay arday aad u tira badan kuna kala sugan daafaha dunida sida Mareekanka , Yurub , Australia iyo Africa .Waxa aad ka baran karto dhammaan culuumta Shareecada  islaamka . .machadku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan uleh duruusta ay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka . Waxaa loo tababaray soo saaridda qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga . Hadaba,  Dugsigan haddii aad jeceshahay inaad kusoo biirto ama aad la jeceshahay ubadkaaga tacliin sare oo ah midda anfacaysa aakhiro iyo aadduunkaba lasoo xidhiidh dugsiga isna diiwaan gali kana mid noqo ardayda wax ka barata machadka Quraan Online School .  Ku darso skype ka dugsiga :Quraan88   waxaa kusoo bixi doonaa Quraan Online School .    Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.


Amaba Naga soo garaac lambarkan : 00252634144076 .Ku darso viber iyo what'sup kusoo darso Telfoon:00252634144076     si aad isu diiwaangeliso  
 
Casharrada uu bixinayo dugsigu waxaa ka mid ah :

1) Quraanka kariimka ah

2) Hingaadda Carabiga oo aad ku baranayso laba bilood . Learn Arabic spelling for two months only.

3) Ducooyinka oo aad ku baranayso laba bilood . Learn supplications for two months only.

4) Tajwiidka Quraanka oo aad ku baranayso laba bilood – Learn tajweed for two months .

5) Axaadiista Nebiga

6) Siirada ama taariikhda Rasuulka ( SCW) .

7) fiqiga

8) Tafsiirka Quraanka .

Ku Saabsan Macalinka

Waa macalin soomaaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo


Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaliga ah.


Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin


Faah faahin Habka Casriga

–> Dunida oo dhan ayaa Machadkan laga dhigtaa, qaaradaha oo idil


—> Halkii ardayba hal Macallin ayaa kaligii wax u dhigaaya buuq iyo Caruur cidhiida midna ma jirto.


—> Kharash gaadiid iyo socdaal kaaga baxaana ma jiro ee qofkastaa si raaxo leh ayuu wax u baranayaa.


—> Qoyskasta Macalin Khaasa oo isa soo diyaariyey ayaa Caruurta iyo waalidiinta meel wax ugu wada dhigaaya .


—> Waa Macalimiin u tababaran sida Carruurta Dalalka aan Islamka ahayn ku nool Caqiidada iyo Tarbiyada dhaqanka Islaamka qalbigooda loo jeclaysiin lahaa oo lagu tarbiyaynlahaa, Jahligana looga cidhib tirilahaa.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...