Xaalada Maagalada Laascanood Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
"Ciidamada waxey isku hor fadhiyaan dhinaca waqooyiga ee magaalada Laascaanood"
Xaaladda Magaalada
Laascaanood, ayaa dagan shalay illaa iyo maanta.
Magaalada waxaa haatan kusugan
ciidan fara badan iyo dhalinyaro.
Waxaa furan bakhaaro
dhawr ah, iyo illaa iyo shan maqaaxiyadood, hoteelada furanna waa labo.
Sidoo kale, dhawr
kaalimood oo shidaal ah, ayaa iyana furan.
Saddex maalmood dagaal
kama dhicin magaalada.
Ciidamada waxey isku
hor fadhiyaan dhinaca waqooyiga ee magaalada Laascaanood, oo ka baxsan dhulka
deegaanka. Ma jirto haatan wax waan waan ah oo socda.
Loading...
Loading...