"Laascanood Haddii Ciidanku Ka Bixi Waayo Somaliland Ayaa Lagu Waayi" Jamac Shabeel

0
Friday March 03, 2023 - 18:16:21 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Laascanood Haddii Ciidanku Ka Bixi Waayo Somaliland Ayaa Lagu Waayi" Jamac Shabeel

    "Dhulbahantena waa is difaacayaa oo cidna ma dhegaysanayo.."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dhulbahantena waa is difaacayaa oo cidna ma dhegaysanayo.."

 

 

Hargaysa (HWN) Jaamac Shabeel oo hore uga tirsanaan jiray Xisbiga Kulmiye, kana mid ahaa shakhsiyaadkii gacanta wayn ka gaystay inuu Muuse ku guulaysto kursiga madaxtooyada ayaa sheegay in haddii la joojin waayo dagaalka Laascaanood Somaliland oo dhan lagu waayi doono.

 

"Laascanood haddii lagu sii dagaalamo oo laga soo bixi waayo Somaliland oo dhan ayaa la waayayaa, Dhulbahantena waa is difaacayaa oo cidna ma dhegaysanayo.."  ayuu ku yidhi Jaamac Shabeel Waraysi uu bixiyay.

 

Dagaalka Laascaanood ayaa hada socda Muddo ku dhaw bil, kaasi oo ay kubara kaceen shacab tiro badan halka khasaaraha dadka ku dhintayna ay badan yihiin.

 

Dagaalkan Ayaan ilaa hada ayna jirin xal gacanta lagu hayo oo lagu xalin karo


Loading...
Loading...