Xaglo- Toosiye Oo Sheegay In Uu Ka Baxay Siyaasadii Somaliland.

0
Friday March 03, 2023 - 11:35:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaglo- Toosiye Oo Sheegay In Uu Ka Baxay Siyaasadii Somaliland.

    Markaa Maanta Laga Bilaabo Waxaan La Dareen Ahay Reerkayga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markaa Maanta Laga Bilaabo Waxaan La Dareen Ahay Reerkayga

 


Hargaysa (HWN) Gudoomiyihii urur siyaasadeedka shacabka Saleebaan Ciise Xaglo-toosiye ayaa sheegay in uu tolkiisa ladareenyahay, isla markaana uu iskaga tagay Siyaasadii Somaliland.

 

"Anigu Waxaan Siyaasi U Ahay Reerkayga Iyo Deegaankayga, Markaa Maanta Laga Bilaabo Waxaan La Dareen Ahay Reerkayga Iyo Deegaankayga. Waanan Ka Tagay Somaliland" ayuu yidhi Xaglo-toosiye.

 

Siyaasi Xaglo-toosiye ayaa xilal wasiiro ah ka soo qabtay xukuumadihii hore ee Somaliland.

 

Dagaalka bil kudhawaad kasocda magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascanood ayaa sababay in siyaasiyiin badan oo kasoo jeeda Gobolkaasi ay dadkooda la dareen noqdaan isla markaana ay iska casileen xilalkii kala duwanaa ee ay ka hayeen Somaliland.


Loading...
Loading...