Qurbajoogta Garxajis- oo ku baaqdey difaaca dalka.

0
Thursday March 02, 2023 - 09:58:44 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 2475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qurbajoogta Garxajis- oo ku baaqdey difaaca dalka.

    Ma jiro wax la yidhaahdo CADOWGA GUDAHA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma jiro wax la yidhaahdo CADOWGA GUDAHA



Wada tashiyada qurbajoogga ee ka bilowday kulanweynihii London oo loosii gudbiyey qurbajoogta beelaha GARXAJIS ee yurub, bariga dhexe,Maraykan iyo canada, Australia iyo afrikaoo aad looga wada xidhiidhey waxaa la isla qaatey


1. Maaddaama Dalkii cadow faro-badan oo wata magacyo qabiil sida HIIL-HARTI, HIIL WALAAL , HIIL DAAROOD uu kusoo duuley in ay munaasib tahay in loo istaago difaaca dalka si aan GABBASHO iyo sii joog lahayn.



 

2. Wixii Dhibaato aynu maammulka ka tirsaneynno ee nooc kasta ah maanta aan meel ku tiirinno waayo cadowga isasoo urursadey waxaaa u bartilmaameed ah ISAAQ inamana kala jecla, afkooda iyo ficilkoodana way ka muuqataa.


 

3. Waxaa lama huraan ah in aan waxba lasii sugin xukuumadda jirta oo ah ta iyadu talo-xumadeeda kusoo gelisay ciidamada laascaanoodna aan la sugin ee wixii ciidan ah iyo hanti sida raashi, xoolo, dawooyin dhar iyo maacuunba loo diyaariyo dhakhso.


 

4.In beesha garxajis beelaha kale ii ISAAQ sida habarjeclo, habar-awal, arab iyo ayuubba ugu yeedho shir degdeg ah oo lagu qabto dhulka garxajis ama caasimadda si REER SHEEK ISAXAAQ ay iyaguna abaabulka u galaan.


 

5. Cadowgu makala yaqaanno ISAAQ, haddey awood helaanna XASUUQII RUWAANDA ayaa u diyaarsan.


 

6. Cadowga ISAAQ maanta diin iyo islaamnimo midna uma jeedo waxana tusaale inoogu filan oohinta iyo guubaabada COLIMADOODA, AQOONYAHANKOODA, KUWA CAALAMKA U JOOGA.


 

7. Waxaa GARXAJIS is tusey in talada ISAAQ maalintey qadhaadhaato ay furdaamin karaan loona baahanyahay in beentii KULMIYE, iyo naxligii uu ISAAQ kala dhex-dhigay aynu ragannimadeenna maanta cafino oo qaadanno gabaygii Cige aw Cali ee ahaa


 

(Calool baanu wada seexannay iyo meel cidhiidhi ahe, cafis baan ka dhigey maal waxay iga cantuugeene).

 

8. Aqoonyahanka Garxajis wuxuu ku baaqayaa in dagaalka ugu badan ee SOCIAL MEDIA-yaha lagu bixiyo adduun badan loona baahanyahay in la iska jiro.


 

9. Suurtagal maaha in ISAAQ kala qaybsanaado daaroodna midoobo waayo dhiiggayagu maaha biyo.


 

· Dad isaaq ah oo Youtubers-ah oo baraha bulshada ciidamada somaliland, dawladda, sirta qaranka iyo raalli-gelinta cadowda ku mashquulsan


 

· In Reer wal oo ISAAQ ahiba dadkiisa cadowga u shaqeeya sida qaar sheegta, boqorro, suldaammo, youtubers, facebookers uu la xidhiidho oo ka joojiyo xumaanta ay faraha kula jiraan.


 

· Waxaa aqoonyahanka GARXAJIS ku baaqayaa in la mideeyo aqoonyahanka beesha ISAAQ ee daafaha caalamka jooga oo loo sameeyo BARKULANiyo xafiisyo laga furo dalka oo leh


 

Telefon, email iyo bar media ah oo aad loo kantaroollo bedqabkeeda. Waayo waxaa la hayaa siro badan, iyo cadow badan oo magacyadooda iyo waddamada ay joogaan iyo addreeskoodaba la hayo oo meel loo gudbiyo warkooda la waayey.


 

· Aqoonyahanka beeshu wuxuu ka digayaa in la qaato oo la rumeysto dacaayadaha beenta ah ee ISAAQ ay ku kala qaybinayaan dadka aan meel dheer wax ka arkayni


 

· Ma jiro wax la yidhaahdo CADOWGA GUDAHA ee arrin la inagu kala qaybinayo qofkii ay afkiisa kasoo baxdo CIQAAB adag halla maryo oo halla xanuujiyo waayo isagaa cadow.


 

· Waxaa la is tusey MIDNIMADA REER SHEEKH-ISAXAAQ ay tahay shay wax kasta oo daruuri ah maanta ugu horreysa.


 

FADHI INOOMA YAALLO GUULAWLAADA SHEEKHA MAYDHYAAL.



shacbaan ahmed

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...