Laba Daran Mid Dooro!

0
Monday February 27, 2023 - 09:48:08 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Laba Daran Mid Dooro!

    Talo sibiq dhaqaaqeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talo sibiq dhaqaaqeeda


Xukuumaddu, haddii ay qodobkii uu Dhulbahante ku doodayey, ee uu cuskanayey, haddii ay u yeeshey, oo ciidamadeedii ka dul-qaaddey, Garaaddada iyo Guddida Dhulbahante, dhiillo siyaasadeed, oo aanay filaneynin, ayaa ku soo booddey; oo waa laba kala daran, mid uun dooro.

 

1- Ergada Salaadiinta, ee Somaliland, inay aqbalaan, oo la fadhiistaan, oo Garnaqsi Somalilandeysan, la yimaaddaan.

 

2- Ergada Salaadiinta, ee Somaliland, inay diiddaan, oo xukuumadda oo ka gar leh, oo dalkeeda difaaceysa iyo iyagu ay is waajahaan.

 

Alla ha u naxariisto'e, Hadraawi ayaa yidhi:

¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯

Talo sibiq dhaqaaqeeda

Soof-daran habawgeeda

Sal-fudeydka hooggiisa

Bal sallaankan fuul laalan

Iyo sagabtan heenseysan

Dhulka saas u jeedaali

Sidan iyo sidaas fiiri

Sidan iyo gadaal dheeho.

 

Tixgalin mudnaan badan leh.



 

Maxamed Sheekh Daahir

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...