Dawlad Muuse Biixi Ku Canaanataya In Uu Joojiyo Dagaalka Laascanood.

0
Friday February 24, 2023 - 10:17:45 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlad Muuse Biixi Ku Canaanataya In Uu Joojiyo Dagaalka Laascanood.

    "Waxaan wadda haddal aan waxba la isu qarin oo ku saabsan masiibada nafaha dadka galaafatay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan wadda haddal aan waxba la isu qarin oo ku saabsan masiibada nafaha dadka galaafatay"



Hargaysa (HWN) Dawladda Maraykanka ayaa  Muuse Biixi ku Canaanatay Duqaynta Laascanood iyo Dilka Dadka Rayidka, kaasi oo ay ku bara kaceen dad tiro badan ayna ka dhasheen khasaare dhan walba.

 

"Waxaan wadda haddal aan waxba la isu qarin oo ku saabsan masiibada nafaha dadka galaafatay iyo qalalaasaha Laascaanood aannu layeelanay Madaxweyne  Somaliland Muusee Biixi, Maraykanku wuxuu beesha caalamka kala midyahay in la sameeyo xabad joojin bilaa shuruuda, iyo gargaar aadaminimo oo aan la carqaladayn" Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ayaa sida qortay.

 

Dagaalka Laascaanood ayaa sababay barakac ku yimid dadka shacabka ah iyo sidoo kale khasaare maaliyadeed oo badan, ilaa hadana mamuuqato waan waan lagu joojinayo colaadan

 

 

 


Loading...
Loading...