'' Kaftanka maanta , 10 suaalood ee ugu adag siyaasadda Somaliland iyo Soomaalida kele ''

0
Thursday June 20, 2019 - 09:47:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Kaftanka maanta , 10 suaalood ee ugu adag siyaasadda Somaliland iyo Soomaalida kele ''

    1- Maxamuud Xaashi Kursiga Gudoomiyaha ma laggu wareejinayaa mise laggu wareejin maayo ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1- Maxamuud Xaashi Kursiga Gudoomiyaha ma laggu wareejinayaa mise laggu wareejin maayo ?

2- Gudoomiyaha Ku meel-gaadhka ah ee Waddani , hadmuu ka baxayaa ku meel-gaadhka ?


3- Faysal Cali Waraabe ma sharaxan yahay mar afraad mise ma sharaxna ?


4- Golaha Guurtida Somaliland maxaa lagga yeelayaa doorashadooda ?



5-Farmaajo 2020 marka uu dhamaysto 4 sanno ma qabanayaa doorasho sidda ragii horre mise wuu korodhsanayaa ?


6- Kursiga Madaxwayne ee Puntland Maxamuud saleebaan marna ma dhaafi doonaa mise ma dhaafi doono ?


7- Jabhaddii Onlf miyey soo xerootay mise waxbay xoraysay ?


8-Heshiiskii Khaatumo maxaa lagga yeelayaa ?


9-Prof Axmed Ismaaciil muxuu ku danbaynayaa ?


10- Samaale Kulmiye xil nooceeya buu ka hayaa ?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...